Xirfadda Fagaare-Ka-Hadalka iyo Aqoonteeda
Cabsida iyo kalsoonidarrada ayaa ka mid ah waxyaabaha ugu waaweyn ee ka hor istaaga qofka in uu dad soo hor istaago. Haddii labadaa lala tacaalo, waxa kordha isla markaana awood yeesha dhiirranaanta qofka ee fagaare-ka-hadalka. Marka laga tago sida loo kala aftahansan yahay marka hore, haddana fagaare-ka-hadalku waa xirfad ka bilaabanta kalsoonida, Haddaba sidee ayaa […]