- Start : 2019/05/28 08:00
- End : 2019/05/28 12:00
Maalinta Fayadhawrka Caadada ee Caalamiga ah
“Ma aha ceeb, ma aha cudur. In aad heshaa waa caafimaad. Ha uga habsaamin waxbarashaada/shaqadaada, yayna dhantaalin kalsoonidaada.”
”Aynu burburinno derbiga lagama-hadlaannimada bulsho ee caadada haweenka!”