Iskaashatada Farshaxanka ee Dabahuwan

745 Views

  • Start : 2019/04/23 19:00
  • End : 2019/04/23 21:00

Bandhigga farshaxan.

Hargaha iyo saamuhu waxa ay nolosha Soomaalida kaga jiraan kaalin aan ilbaxnimada iyo magaaladu u buuxin karin, ilaa haddana siyaabo kala duwan ayaa loo isticmaalaa. Bandhiggan farshaxanka laga sameeyey hargaha, waxa soo bandhigi doona ururka iskaashatada ee la yidhaa “Dabahuwan”.

About

The Hargeysa Cultural Center was opened in August 2014 in Hargeysa, Somaliland. The Center was established by Redsea Cultural Foundation (RCF). Since its establishment, the Hargeysa Cultural Center has become an important feature in Hargeysa’s cultural landscape. The success of the center owes much to the respect that RCF has gained from its work on running the annual Hargeysa International Book Fair, which, now in its eighth year, has become one of the most admired cultural events in the region.

Mailing form

Our Contacts

26 June Street No. 2, Sha'ab area, Hargeysa, Somaliland

252(0)63-3628220

Xarunta Dhaqanka ee Hargeysa