Tabobbarka dhaqanka ee Agabka Hadhaadiga ah

323 Views

DhaqankaCourseBannerTabobbar ku saabsan garashada, dhowrista iyo badbaadinta agabka hadhaadiga ah. Tababbarku wuxuu soconayaa 30 Meey ilaa 2 Juun. Iska diiwaangeli Xarunta Dhaqanka ee Hargeysa inta ka horreysa Khamiista 28ka Meey 2015 14.00. Waxaad ka heli halkaa Jadwalka rasmiga ah iyo dulucda tabobbarka.

Kala xidhiidh xafiiska saacadaha shaqada: 8.00 – 16.30 [Sabti-Arbaca] 8.00 / 14.00 [Khamiista]

About

The Hargeysa Cultural Center was opened in August 2014 in Hargeysa, Somaliland. The Center was established by Redsea Cultural Foundation (RCF). Since its establishment, the Hargeysa Cultural Center has become an important feature in Hargeysa’s cultural landscape. The success of the center owes much to the respect that RCF has gained from its work on running the annual Hargeysa International Book Fair, which, now in its eighth year, has become one of the most admired cultural events in the region.

Mailing form

Our Contacts

26 June Street No. 2, Sha'ab area, Hargeysa, Somaliland

252(0)63-3628220

Xarunta Dhaqanka ee Hargeysa