Tumaal & Waxtarkiisa

486 Views

  • Start : 2019/01/17 19:00
  • End : 2019/01/17 21:00

Tumaalka & Waxtarkiisa 2. Barnaamijkan kii ka horreeyey waxa uu ahaa sannadkii 2015. Halkaas waxa uu Maxamed Xasan Weji kaga sheekeeyey faa’idooyinka tumaalka iyo sooyaalkiisa labadaba. Afar sanno ka dib, Weji waxa uu ka hadli doonaa halka ay maanta taagan tahay farsamadani iyo sida ay dalka ugu sii yaraanayso. Khamiista, 07:45 fiidnimo.

About

The Hargeysa Cultural Center was opened in August 2014 in Hargeysa, Somaliland. The Center was established by Redsea Cultural Foundation (RCF). Since its establishment, the Hargeysa Cultural Center has become an important feature in Hargeysa’s cultural landscape. The success of the center owes much to the respect that RCF has gained from its work on running the annual Hargeysa International Book Fair, which, now in its eighth year, has become one of the most admired cultural events in the region.

Mailing form

Our Contacts

26 June Street No. 2, Sha'ab area, Hargeysa, Somaliland

252(0)63-3628220

Xarunta Dhaqanka ee Hargeysa