XulashadaTakhasuska Iyo Maalmahaagii Jaamacadda

2018/10/22 19:00

Jaamacadda iyo Dugsiga Sare maxaa farqi ah ee u dhexeeya? Kulliyadda aad dooranayso maxaad ku xulanaysaa? Sideed ula jaanqaadi kartaa waxbarasho sare? Waa weydiimo ay dhallinyarta dugsiyada sare ka baxaysaa inta badan is weydiiso. Bare Maxamed Cabdi Calihayaan ayaa ka jawaabi doona 22.10.2018 7.45pm

Halista Caafimaadka Ee Cudurka macaanka

2018/11/12 19:00

Boqolkiiba siddeetan (80%) waa laga hortegi karaa xanuunka Macaanka, kiisa 2-aad. Sidee? Aqoonta xanuunkani aad ayay ugu yar tahay bulshada, afar dhakhtar ayaa caweyskan ka hadli doona wax kasta oo khuseeya Macaanka. 12.11.2018 7.45pm

Bandhigga Buugga KALA-MAAN

2018/11/26 19:00

Bandhigga buugga “KALA-MAAN” oo laga qoray shirarkii Somaliland iyo Soomaaliya. 26.11.2018 07:45 pm.

About

The Hargeysa Cultural Center was opened in August 2014 in Hargeysa, Somaliland. The Center was established by Redsea Cultural Foundation (RCF). Since its establishment, the Hargeysa Cultural Center has become an important feature in Hargeysa’s cultural landscape. The success of the center owes much to the respect that RCF has gained from its work on running the annual Hargeysa International Book Fair, which, now in its eighth year, has become one of the most admired cultural events in the region.

Mailing form

Our Contacts

26 June Street No. 2, Sha'ab area, Hargeysa, Somaliland

252(0)63-3628220

Xarunta Dhaqanka ee Hargeysa