- Start : 2018/10/22 19:00
- End : 2018/10/22 21:00
Jaamacadda iyo Dugsiga Sare maxaa farqi ah ee u dhexeeya?
Kulliyadda aad dooranayso maxaad ku xulanaysaa?
Sideed ula jaanqaadi kartaa waxbarasho sare?
Waa weydiimo ay dhallinyarta dugsiyada sare ka baxaysaa inta badan is weydiiso. Bare Maxamed Cabdi Calihayaan ayaa ka jawaabi doona 22.10.2018 7.45pm