- Start : 2018/11/12 19:00
- End : 2018/11/12 21:00
Boqolkiiba siddeetan (80%) waa laga hortegi karaa xanuunka Macaanka, kiisa 2-aad. Sidee? Aqoonta xanuunkani aad ayay ugu yar tahay bulshada, afar dhakhtar ayaa caweyskan ka hadli doona wax kasta oo khuseeya Macaanka. 12.11.2018 7.45pm