- Start : 2019/03/21 19:00
- End : 2019/03/21 21:00
Dhiirrigelinta iyo in la siiyo fursado ay haweenku kaga qaybgalaan arrimaha bulshadu waa aasaaska qaran dhisan, dhan dhaqaale iyo dhan horumar kaleba. Maxaa ka hor taagan in ay taasi ka hir gasho bulshadeenna dhexdeeda? Dumarku ma dheeraad bay rabaan, mise dheellitir?