Lectures

Gudagalka dhuuxa maansada iyo falsafadda ab-ogaaga ah

14606513_905875989518593_4126207726125061078_n

Wada falanqaynta kowaad: “Sirta Nolosha”, Hadraawi. Habeenka Isniinta 10ka Oktoober ee ay Salaasadu soo galayso. Ka soo feker adiguna mawduuca, soona akhri ama soo dhagayso “Sirta Nolosha”, Hadraawi, oo kaalay kala hadal Rooble Cabdi Muuse iyo in kale oo badan.

Read More »

Somaliland: Peace without a monopoly on violence – Dr. Sarah Phillips

eventsarahphyllips-300x164

Sarah Phillips lectures in international security and development, international relations, and comparative politics. She has conducted extensive fieldwork in the Middle East and the Horn of Africa -particularly in Yemen, Somaliland, Kenya, Jordan, Pakistan, and Oman – and has advised numerous governments and international development agencies on matters pertaining to …

Read More »