Waxa aan ahay wiil aannu laxaadkiisu u dhammayn, laakiin codkiisa iyo hankiisuba bedeli karaan malaayiin Soomaali ah oo aan is bedel u diyaarsanayn. Eebbe nacayb uu noo qabo intayada, aanu laxaadkooddu u dhammayn xannuunka nooguma ridin,Intiina uu socodka iyo lugaha siiyey jacayl uu idiin qabo idiinma siin laakiin waa xikmad xaggiisa ka ahaatay”
Mohamed Muse Jama “Haldoor”.
Toban Sanno iyo Tabaabulshahaygii Taabbo Galey .
5 maars ,Khamiis 7:45 Fiidnimo.