Tabobbarka dhaqanka ee Agabka Hadhaadiga ah

FlyerDhaqankaCourseSomaliSi kor loogu qaado aqoonta dhaqanka hadhaadiga ah, loona kobciyo wacyiga aqooneed ee cidda danaynaysa hiddaha iyo taariikhda, waxa ay Xarunta Dhaqanka ee Hargeysa qabanaysaa tababbar muddo gaaban ah. Waxa lagu lafa guridoonaa fahanka qiimaha iyo ahmiyadda ay leeyihiin agabka kala duwan ee dadkeenii hore u adeegsan jireen nolosha wejiyada badan, sida: guryaha, cuntada, huga, cibaadada, xoolo dhaqista, samaysashada qalabka shaqada, iwm. Waxa kale oo tabobbarku hordhac u noqon doonaa xirfadlayaasha maamuli doona Guryaha Kaydka Taariikhda (Museums), ilaalinta iyo fahanka goobaha iyo walxaha taariikhiga ah, aqoonsiga iyo dhowrista aasaarta.

Xilliga tabobbarku waa Sabtida 30ka May ilaa Salaasada 2da Juun ee 2015ka. Goobtuna waa Xarunta Dhaqanka ee Hargeysa. Ka eeg lifaaqa barmaamijka oo dhammaystiran iyo habka isdiiwaangelinta, ama booqo degelka tabobbarka (www.hargeysaculturalcenter.org). Tabobbarku waa bilaash, waxa se xaddidan tirada dadka ka soo qayb gali doona. Sida loo soo kala horreeyo ayaa loo heli doonnaa.

Training on Indigenous Material Culture

FlyerDhaqankaCourseEnglishHargeysa Cultural Center shall organize a short but intensive course on indigenous knowledge and traditional/cultural materials. The aim of the course is to raise awareness of those who are concerned and interested in in-depth understanding of the value and importance of cultural artifacts. The course will focus on recognizing and protecting traditional materials, such those in the past used for shelter building, work tools, household use, sanitation, dressing, spirituality, etc. This will also be an introductory course for professionals in museums and other heritage institutions (curators, directors, conservators and restorers). More…

About

The Hargeysa Cultural Center was opened in August 2014 in Hargeysa, Somaliland. The Center was established by Redsea Cultural Foundation (RCF). Since its establishment, the Hargeysa Cultural Center has become an important feature in Hargeysa’s cultural landscape. The success of the center owes much to the respect that RCF has gained from its work on running the annual Hargeysa International Book Fair, which, now in its eighth year, has become one of the most admired cultural events in the region.

Mailing form

Our Contacts

26 June Street No. 2, Sha'ab area, Hargeysa, Somaliland

252(0)63-3628220

Xarunta Dhaqanka ee Hargeysa